Danjiraha Cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya ay dhawaan u soo magacawday dalka Hindiya, Mudane Danjire, Dr. Abdullahi Mohammed Odowa ayaa soo gaaray Magaalada New Delhi ee dalka Hindiya.

Danjiraha Cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya ay dhawaan u soo magacawday dalka Hindiya, Mudane Danjire, Dr. Abdullahi Mohammed Odowa ayaa soo gaaray Magaalada New Delhi ee dalka Hindiya. Danjiraha cusub ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Siihayaha Safaaradda ahna Safiir ku-xigeenka Safaaradda, Mudane Abdifatah Abdullahi Nur, Safiiradda dalalka caalamka u jooga dalkan Hindiya, diblomaasiyiinta…

Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya ahna Safiir ku xigeenka Safaaradda, Mudane Abdifatah Abdullahi Nur ayaa magaalada New Delhi kaga qeybgalay shirka 29aad CII Partnership Summit 2024.

Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya ahna Safiir ku xigeenka Safaaradda, Mudane Abdifatah Abdullahi Nur ayaa magaalada New Delhi kaga qeybgalay shirka 29aad CII Partnership Summit 2024. Shirka oo ay martigalisay Dowladda Hindiya waxaana ka soo qeybgalay in ka badan 157 dal oo ka Kala yimid dalalka Africa, Asia iyo Europe waxaana looga hadlayay doorka…

Magaalada New Delhi ee Caasimadda dalka Hindiya waxaa ka furmay shirkii 7aad ee Golaha Wadamada ku bahoobay Isbahaysiga Solarka Adduunka (Seventh Session of the International Solar Alliance – ISA Assembly)

Shirweynaha Guud ee 7aad sannadkan waxaa Dowladda Federaalla Soomaaliya uga qeybgalay wafdi uu hogaaminayo Wasiir Dowladaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Faarax oo uu Wehlinayo Siihayaha Safaaradda ahna Safiir ku-xigeenka Safaaradda Mudane Cabdifatah Cabdullahi Nuur iyo Agaasimaha Waaxda Tamarta ee Wasaaradda Eng Cabdfatah Abshir Ibraahim. Shirka oo uu daahfuray…

Shirweynaha sannadlaha ee Ganacsiga Hindiya Iyo Africa ee (Indian African conclave 19th CII)

Shirweynaha sannadlaha ee Ganacsiga Hindiya Iyo Africa ee (Indian African conclave 19th CII) oo ka Sacdo magaalada New Delhi ee dalka Hindiya, islamarkaana ay martigaliso dowladda Hindiya oo ay sannadkan ka soo qeybgaleen masuuliyiin kala duwan oo ka socday dowladaha Africa. Dhanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa shirka uga qeyb galay Wasiir Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga…

H.E. Ambassador Ahmed Ali Dahir presenting credentials to the Hon’ble President of the Republic of India H.E. Draupadi Murmu Ji

H.E Ahmed Ali Dahir was born on January 01, 1970 in Baidoa, Bay region in Somalia. He obtained the title of law graduate. H.E. Dahir graduated from the Somali National University in Mogadishu with a Bachelor in Law in 1988 and holds a Master of Arts in Administration and Management from Makerere University in Uganda.…