Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya ahna Safiir ku xigeenka Safaaradda, Mudane Abdifatah Abdullahi Nur ayaa magaalada New Delhi kaga qeybgalay shirka 29aad CII Partnership Summit 2024.
Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Hindiya ahna Safiir ku xigeenka Safaaradda, Mudane Abdifatah Abdullahi Nur ayaa magaalada New Delhi kaga qeybgalay shirka 29aad CII Partnership Summit 2024. Shirka oo ay martigalisay Dowladda Hindiya waxaana ka soo qeybgalay in ka badan 157 dal oo ka Kala yimid dalalka Africa, Asia iyo Europe waxaana looga hadlayay doorka…